Surah Al-Ankaboot Verse 14 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَلَقَدۡ أَرۡسَلۡنَا نُوحًا إِلَىٰ قَوۡمِهِۦ فَلَبِثَ فِيهِمۡ أَلۡفَ سَنَةٍ إِلَّا خَمۡسِينَ عَامٗا فَأَخَذَهُمُ ٱلطُّوفَانُ وَهُمۡ ظَٰلِمُونَ
Oo xaqiiq Waxaanu u dirnay Nuux dad- kiisii, oo wuxuu dhex joogay kun sano oo dhimman konton sano, oo waxaa qaaday Duufaantii iyagoo ah gar ma qaatayaal