Surah Al-Ankaboot Verse 17 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootإِنَّمَا تَعۡبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ أَوۡثَٰنٗا وَتَخۡلُقُونَ إِفۡكًاۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ تَعۡبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ لَا يَمۡلِكُونَ لَكُمۡ رِزۡقٗا فَٱبۡتَغُواْ عِندَ ٱللَّهِ ٱلرِّزۡقَ وَٱعۡبُدُوهُ وَٱشۡكُرُواْ لَهُۥٓۖ إِلَيۡهِ تُرۡجَعُونَ
Waxaad uun caabuddaan sanammo halkii Ilaahay, oo been abuur sameysaan. Hubaal, kuwa aad caabuddaan Allaah sokadi idiin ma hanan karaan risiq, ee ka doonta risiqa Allaah agtiis (oo keliya) oo caabuda oo ku mahdiya. Xaggiisa baa la idiin soo celin doonaa (dhammaan)