Surah Al-Ankaboot Verse 27 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَوَهَبۡنَا لَهُۥٓ إِسۡحَٰقَ وَيَعۡقُوبَ وَجَعَلۡنَا فِي ذُرِّيَّتِهِ ٱلنُّبُوَّةَ وَٱلۡكِتَٰبَ وَءَاتَيۡنَٰهُ أَجۡرَهُۥ فِي ٱلدُّنۡيَاۖ وَإِنَّهُۥ فِي ٱلۡأٓخِرَةِ لَمِنَ ٱلصَّـٰلِحِينَ
Oo Waxaan u hibeynay Isxaaq iyo Yac- quub,oo waxaannu ka yeelnay Nabinnima- da iyo Kitaabka inay ahaadaan ubadkiisa dhexdooda, oo Waxaanu ku siinnay abaal- gudkiisa adduunkan, oo Aakhirada wuxuu hubaal ka mid yahay inta wanaagsan