Surah Al-Ankaboot Verse 36 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَإِلَىٰ مَدۡيَنَ أَخَاهُمۡ شُعَيۡبٗا فَقَالَ يَٰقَوۡمِ ٱعۡبُدُواْ ٱللَّهَ وَٱرۡجُواْ ٱلۡيَوۡمَ ٱلۡأٓخِرَ وَلَا تَعۡثَوۡاْ فِي ٱلۡأَرۡضِ مُفۡسِدِينَ
Oo Xagga Madyan (waxaan u dirnay) walaalkood Shucayb, wuxuu yidhi: Dadkayow! Caabuda Allaah oo ka cabsada Maalinta Dambeysa (Aakhirada) oo ha ku bi'innina (hallaynina) arlada fasahaad