Surah Al-Ankaboot Verse 38 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَعَادٗا وَثَمُودَاْ وَقَد تَّبَيَّنَ لَكُم مِّن مَّسَٰكِنِهِمۡۖ وَزَيَّنَ لَهُمُ ٱلشَّيۡطَٰنُ أَعۡمَٰلَهُمۡ فَصَدَّهُمۡ عَنِ ٱلسَّبِيلِ وَكَانُواْ مُسۡتَبۡصِرِينَ
Oo (waxaan rognay) Caad iyo Thamuud. Oo xaqiiq waxay idiinka muuqataa (baabbi’intoodii) guryahoodii. Oo shaydaan baa u qurxiyey camalladoodii oo ka duway Jidka, inkastoo ay ahaayeen kuwo garasho iyo garaad leh