Surah Al-Ankaboot Verse 40 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootفَكُلًّا أَخَذۡنَا بِذَنۢبِهِۦۖ فَمِنۡهُم مَّنۡ أَرۡسَلۡنَا عَلَيۡهِ حَاصِبٗا وَمِنۡهُم مَّنۡ أَخَذَتۡهُ ٱلصَّيۡحَةُ وَمِنۡهُم مَّنۡ خَسَفۡنَا بِهِ ٱلۡأَرۡضَ وَمِنۡهُم مَّنۡ أَغۡرَقۡنَاۚ وَمَا كَانَ ٱللَّهُ لِيَظۡلِمَهُمۡ وَلَٰكِن كَانُوٓاْ أَنفُسَهُمۡ يَظۡلِمُونَ
Marka mid walbaa (oo ka mid ah) waxaan ku qaadnay dambigooda, waxaa ka mid ahaa kuwo aan u dirnay dabeyl daran, oo waxaa ka mid ahaa kuwo uu qabsaday qarax weyn, oo waxaa ka mid ahaa mid aan la goynay dhulka; oo waxaa ka mid ahaa kuwo aan qarqinnay. Ma aheyn Allaah inuu ku gardarrooday, laakiinse iyaga baa nafahooda u gefayey