Surah Al-Ankaboot Verse 58 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ لَنُبَوِّئَنَّهُم مِّنَ ٱلۡجَنَّةِ غُرَفٗا تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُ خَٰلِدِينَ فِيهَاۚ نِعۡمَ أَجۡرُ ٱلۡعَٰمِلِينَ
Oo kuwa rumeysan oo samaha fala waxaanu hubaal ka siin doonnaa hoy rugaha sare ee Jannada dhexdeeda, ay webiyadu hoostoodu qul-qulaan iyagoo ku waaraya dhexdeeda, Wanaagsanaa abaalka kuwa camal fasha