Surah Al-Ankaboot Verse 67 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootأَوَلَمۡ يَرَوۡاْ أَنَّا جَعَلۡنَا حَرَمًا ءَامِنٗا وَيُتَخَطَّفُ ٱلنَّاسُ مِنۡ حَوۡلِهِمۡۚ أَفَبِٱلۡبَٰطِلِ يُؤۡمِنُونَ وَبِنِعۡمَةِ ٱللَّهِ يَكۡفُرُونَ
Miyaanay arkayn inaanu yeellay Xaram Aamin ah, halka dadka laga dafo hareerahooda13? Ee ma waxaan jirin oo been ah bay weli rumeysan yihiin, oo ku gaaloobaan Nicmadda Ilaahay