Surah Al-Ankaboot Verse 7 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ankabootوَٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّـٰلِحَٰتِ لَنُكَفِّرَنَّ عَنۡهُمۡ سَيِّـَٔاتِهِمۡ وَلَنَجۡزِيَنَّهُمۡ أَحۡسَنَ ٱلَّذِي كَانُواْ يَعۡمَلُونَ
Oo (ma xagga) kuwa (xaqa) rumeysan oo samaha fala, waxaan hubaal u asturi xumahooda, oo waxaan hubaal u abaal marin si waafaqsan waxa u wanaagsan ay faleen