Surah Aal-e-Imran Verse 100 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranيَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُوٓاْ إِن تُطِيعُواْ فَرِيقٗا مِّنَ ٱلَّذِينَ أُوتُواْ ٱلۡكِتَٰبَ يَرُدُّوكُم بَعۡدَ إِيمَٰنِكُمۡ كَٰفِرِينَ
Mu’miniintoy! Haddaad adeecdaan qaar ka mid ah kuwa la siiyay (hortiin) Kitaabka (waa Yuhuudda iyo Nasaarada), Waxay dib idiinku celin doonaan gaalo ahaan iimankiinna kaddib