Surah Aal-e-Imran Verse 106 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranيَوۡمَ تَبۡيَضُّ وُجُوهٞ وَتَسۡوَدُّ وُجُوهٞۚ فَأَمَّا ٱلَّذِينَ ٱسۡوَدَّتۡ وُجُوهُهُمۡ أَكَفَرۡتُم بَعۡدَ إِيمَٰنِكُمۡ فَذُوقُواْ ٱلۡعَذَابَ بِمَا كُنتُمۡ تَكۡفُرُونَ
Maalinta marka wajiyo (qaar) ay caddaan, oo wejiyo (qaarna) ay madoobaan; marka ma kuwa ay wajiyadoodu madoobaadaan: Ma waxaad gaalowdeen Iimaankiinnii kaddib? Ee dha- dhamiya cadaabta gaalnimadiinnii darteed