Surah Aal-e-Imran Verse 110 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranكُنتُمۡ خَيۡرَ أُمَّةٍ أُخۡرِجَتۡ لِلنَّاسِ تَأۡمُرُونَ بِٱلۡمَعۡرُوفِ وَتَنۡهَوۡنَ عَنِ ٱلۡمُنكَرِ وَتُؤۡمِنُونَ بِٱللَّهِۗ وَلَوۡ ءَامَنَ أَهۡلُ ٱلۡكِتَٰبِ لَكَانَ خَيۡرٗا لَّهُمۚ مِّنۡهُمُ ٱلۡمُؤۡمِنُونَ وَأَكۡثَرُهُمُ ٱلۡفَٰسِقُونَ
Waxaad tihiin tan u khayr badan ummadaha ee loo soo saaray dadka; Waxaad amartaan samaha, oo aad reebtaan xumaha, oo rumeysan tihiin Allaah. oo hadday ehlul Kitaabku rumeyn lahaayeen, waxay u ahaan laheyd wax u khayr badan iyaga; waxaa ka mid ah qaar mu'miniin ah, oo badankoodu waa caasiyaal