Surah Aal-e-Imran Verse 134 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranٱلَّذِينَ يُنفِقُونَ فِي ٱلسَّرَّآءِ وَٱلضَّرَّآءِ وَٱلۡكَٰظِمِينَ ٱلۡغَيۡظَ وَٱلۡعَافِينَ عَنِ ٱلنَّاسِۗ وَٱللَّهُ يُحِبُّ ٱلۡمُحۡسِنِينَ
Kuwa wax u bixiya (si wanaagsan) waqtiga ladnaanta iyo lurnaantaba, iyo kuwa liqa cadha(dooda) oo iska cafiya dadka. Oo Allaah wuxuu jecel yahay sama falayaasha