Surah Aal-e-Imran Verse 136 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranأُوْلَـٰٓئِكَ جَزَآؤُهُم مَّغۡفِرَةٞ مِّن رَّبِّهِمۡ وَجَنَّـٰتٞ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُ خَٰلِدِينَ فِيهَاۚ وَنِعۡمَ أَجۡرُ ٱلۡعَٰمِلِينَ
(Ma xagga) kuwan- abaalgudkoodu waa dambi dhaaf xagga Rabbigood ah, iyo beero ay hoostoodu qulqulaan wabiyo, oo ay ku dhex waarayaan, oo wanaagsanaa abaalka kuwa camal san fasha