Surah Aal-e-Imran Verse 145 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranوَمَا كَانَ لِنَفۡسٍ أَن تَمُوتَ إِلَّا بِإِذۡنِ ٱللَّهِ كِتَٰبٗا مُّؤَجَّلٗاۗ وَمَن يُرِدۡ ثَوَابَ ٱلدُّنۡيَا نُؤۡتِهِۦ مِنۡهَا وَمَن يُرِدۡ ثَوَابَ ٱلۡأٓخِرَةِ نُؤۡتِهِۦ مِنۡهَاۚ وَسَنَجۡزِي ٱلشَّـٰكِرِينَ
Oo nafi ma dhiman doonto Idanka Ilaahay ma`ahee waqtiga waa la gooyey. Oo qofkii raba abaalka adduunyadan, Waxbaan ka siin doonnaa, oo qofkii raba abaalka Aakhirada, waxbaan ka siin doonnaa. Oo Waanu u abaal gudi doonnaa mahad naqayaasha