Surah Aal-e-Imran Verse 151 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranسَنُلۡقِي فِي قُلُوبِ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ ٱلرُّعۡبَ بِمَآ أَشۡرَكُواْ بِٱللَّهِ مَا لَمۡ يُنَزِّلۡ بِهِۦ سُلۡطَٰنٗاۖ وَمَأۡوَىٰهُمُ ٱلنَّارُۖ وَبِئۡسَ مَثۡوَى ٱلظَّـٰلِمِينَ
Waxaan ku tuuri doonnaa argagax quluubta kuwa rumeysan diida, sababta la wadaajintooda Allaah waxaas uusan u soo dejin wax xujo ah; oo hoygood waa Naarta. Oo wax xun oo baas waa hoyga gar ma qaatayaasha