Surah Aal-e-Imran Verse 174 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranفَٱنقَلَبُواْ بِنِعۡمَةٖ مِّنَ ٱللَّهِ وَفَضۡلٖ لَّمۡ يَمۡسَسۡهُمۡ سُوٓءٞ وَٱتَّبَعُواْ رِضۡوَٰنَ ٱللَّهِۗ وَٱللَّهُ ذُو فَضۡلٍ عَظِيمٍ
Markaas bay la noqdeen Nicmo uga timid Allaah iyo Fadli(giisa), oo ma aanay taaban xumaato oo waxay raaceen Raalli gelinta Ilaahay. Oo Allaah waa Rabbiga Fadli weyn