Surah Aal-e-Imran Verse 178 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranوَلَا يَحۡسَبَنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُوٓاْ أَنَّمَا نُمۡلِي لَهُمۡ خَيۡرٞ لِّأَنفُسِهِمۡۚ إِنَّمَا نُمۡلِي لَهُمۡ لِيَزۡدَادُوٓاْ إِثۡمٗاۖ وَلَهُمۡ عَذَابٞ مُّهِينٞ
Oo yey gaalada moodin in u dib dhigiddeydu ay u khayr roon tahay nafahooda. Waxaanu ugu dib dhignaa oo keliya si ay u kororsadaan dambiyo, oo waxay mudan doonaan cadaab aad u dulleysa