Surah Aal-e-Imran Verse 181 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranلَّقَدۡ سَمِعَ ٱللَّهُ قَوۡلَ ٱلَّذِينَ قَالُوٓاْ إِنَّ ٱللَّهَ فَقِيرٞ وَنَحۡنُ أَغۡنِيَآءُۘ سَنَكۡتُبُ مَا قَالُواْ وَقَتۡلَهُمُ ٱلۡأَنۢبِيَآءَ بِغَيۡرِ حَقّٖ وَنَقُولُ ذُوقُواْ عَذَابَ ٱلۡحَرِيقِ
Allaah xaqiiq wuu maqlay odhaahda kuwii (Yuhuuddii) yidhi: Hubaal Allaah waa faqiir oo innagaa hodan ah. Waanu qori doonnaa waxay yidhaahdeen iyo ku dilkooda anbiyada gar darro, oo waxaanu odhan doonnaa: Dhadhamiya Cadaabta Gubashada