Surah Aal-e-Imran Verse 183 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranٱلَّذِينَ قَالُوٓاْ إِنَّ ٱللَّهَ عَهِدَ إِلَيۡنَآ أَلَّا نُؤۡمِنَ لِرَسُولٍ حَتَّىٰ يَأۡتِيَنَا بِقُرۡبَانٖ تَأۡكُلُهُ ٱلنَّارُۗ قُلۡ قَدۡ جَآءَكُمۡ رُسُلٞ مِّن قَبۡلِي بِٱلۡبَيِّنَٰتِ وَبِٱلَّذِي قُلۡتُمۡ فَلِمَ قَتَلۡتُمُوهُمۡ إِن كُنتُمۡ صَٰدِقِينَ
(Kuwaas weeye) kuwii yidhi, hubaal Allaah wuxuu na xilsaaray inaanaan rumeyn Rasuulna jeer uu noo keeno qurbaan uu dab (cirka ka yimaado) cuno. Dheh: Xaqiiq waxay idiinla yimaadeen Rusullo iga horreeyey xujooyin cad iyo waxaa aad dalabteen, ee maxaad u disheen haddaad tihiin run sheegayaal