Surah Aal-e-Imran Verse 188 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranلَا تَحۡسَبَنَّ ٱلَّذِينَ يَفۡرَحُونَ بِمَآ أَتَواْ وَّيُحِبُّونَ أَن يُحۡمَدُواْ بِمَا لَمۡ يَفۡعَلُواْ فَلَا تَحۡسَبَنَّهُم بِمَفَازَةٖ مِّنَ ٱلۡعَذَابِۖ وَلَهُمۡ عَذَابٌ أَلِيمٞ
Ha moodina in kuwa ku farxa waxa ay faleen, oo jecel in lagu ammaano wax aysan falin, _ha moodina inay ka badbaadayaan cadaabta, oo waxay mudan doonaan cadaab aad u xanuun badan