Surah Aal-e-Imran Verse 25 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranفَكَيۡفَ إِذَا جَمَعۡنَٰهُمۡ لِيَوۡمٖ لَّا رَيۡبَ فِيهِ وَوُفِّيَتۡ كُلُّ نَفۡسٖ مَّا كَسَبَتۡ وَهُمۡ لَا يُظۡلَمُونَ
Ee sidee bay ahaan doontaa marka aan isugu soo kulminno dhammaantood Maalin aan shaki ku jirin, oo naf walba loogu oofiyo si dhan waxay kasbatay iyagoo aan lagu gardarroon doonin