Surah Aal-e-Imran Verse 31 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranقُلۡ إِن كُنتُمۡ تُحِبُّونَ ٱللَّهَ فَٱتَّبِعُونِي يُحۡبِبۡكُمُ ٱللَّهُ وَيَغۡفِرۡ لَكُمۡ ذُنُوبَكُمۡۚ وَٱللَّهُ غَفُورٞ رَّحِيمٞ
(Nabi Muxammadow) dheh: Haddaad Allaah jeceshihiin, haddaba i soo raaca, Allaah baa idin jeclaan oo idiin dhaafi dunuubtiinna. Oo Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan