Surah Aal-e-Imran Verse 4 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranمِن قَبۡلُ هُدٗى لِّلنَّاسِ وَأَنزَلَ ٱلۡفُرۡقَانَۗ إِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ بِـَٔايَٰتِ ٱللَّهِ لَهُمۡ عَذَابٞ شَدِيدٞۗ وَٱللَّهُ عَزِيزٞ ذُو ٱنتِقَامٍ
Kal hore, hanuun ahaan dadka, oo wuxuu soo waxyooday Furqaanka (Qur’aanka). Hubaal kuwa aan rumeysnayn Aayaadaha Ilaahay, waxay mudan doonaan cadaab daran; oo Allaah waa Adkaade, Aargoosi leh