Surah Aal-e-Imran Verse 40 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranقَالَ رَبِّ أَنَّىٰ يَكُونُ لِي غُلَٰمٞ وَقَدۡ بَلَغَنِيَ ٱلۡكِبَرُ وَٱمۡرَأَتِي عَاقِرٞۖ قَالَ كَذَٰلِكَ ٱللَّهُ يَفۡعَلُ مَا يَشَآءُ
Wuxuu yidhi: Rabbiyow! Sidee baan u lahaan doonaa wiil ( ii dhasha) , anigoo da' noqday, oo haweentaydu waa ma dhaleys? Wuxuu yidhi: Sidaas buu Allaah u falaa wuxuu doono