Surah Aal-e-Imran Verse 50 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranوَمُصَدِّقٗا لِّمَا بَيۡنَ يَدَيَّ مِنَ ٱلتَّوۡرَىٰةِ وَلِأُحِلَّ لَكُم بَعۡضَ ٱلَّذِي حُرِّمَ عَلَيۡكُمۡۚ وَجِئۡتُكُم بِـَٔايَةٖ مِّن رَّبِّكُمۡ فَٱتَّقُواْ ٱللَّهَ وَأَطِيعُونِ
Iyo xaqiijiye ahaan waxa hortyada ah ee Towraadda, iyo inaan idiin xalaaleeyo qaar ka mid ah waxa la idinka xaaraameeyey, oo waxaan idiin la imid calaamo xagga Rabbigiin ah. Ee dhowra (xilka uu idin saaray) Allaah oo i Adeeca