Surah Aal-e-Imran Verse 72 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranوَقَالَت طَّآئِفَةٞ مِّنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ ءَامِنُواْ بِٱلَّذِيٓ أُنزِلَ عَلَى ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَجۡهَ ٱلنَّهَارِ وَٱكۡفُرُوٓاْ ءَاخِرَهُۥ لَعَلَّهُمۡ يَرۡجِعُونَ
Oo koox ka mid ah ehlul- Kitaabka waxay yidhaahdaan: Rumeeya waxa loo soo waxyooday kuwaa rumeysan gelinka hore ee maalinta, oo diida aakhirkeeda, bal in ay ka soo noqdaan (diintooda)