Surah Aal-e-Imran Verse 83 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranأَفَغَيۡرَ دِينِ ٱللَّهِ يَبۡغُونَ وَلَهُۥٓ أَسۡلَمَ مَن فِي ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ طَوۡعٗا وَكَرۡهٗا وَإِلَيۡهِ يُرۡجَعُونَ
Oo haddaba ma waxaan ahayn diinta Ilaahay bay rabaan (inay raacaan), Isagoo ay u hoggaansan yihiin waxa jira oo dhan samooyinka iyo arlada, oggolaan ama sandulleba, oo Xaggiisa baa loo soo celin doonaa