Surah Aal-e-Imran Verse 91 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Aal-e-Imranإِنَّ ٱلَّذِينَ كَفَرُواْ وَمَاتُواْ وَهُمۡ كُفَّارٞ فَلَن يُقۡبَلَ مِنۡ أَحَدِهِم مِّلۡءُ ٱلۡأَرۡضِ ذَهَبٗا وَلَوِ ٱفۡتَدَىٰ بِهِۦٓۗ أُوْلَـٰٓئِكَ لَهُمۡ عَذَابٌ أَلِيمٞ وَمَا لَهُم مِّن نَّـٰصِرِينَ
Hubaal, kuwa (xaqa) diida oo dhinta iyagoo gaalo ah, lagama aqbali doono midkoodna dhulka muggi oo dahab ah walow uu u isku furto. Kuwan weeye kuwa mudan doona cadaab aad u xanuun badan, oo ma heli doonaan wax u gargaara