Surah Ar-Room Verse 39 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Ar-Roomوَمَآ ءَاتَيۡتُم مِّن رِّبٗا لِّيَرۡبُوَاْ فِيٓ أَمۡوَٰلِ ٱلنَّاسِ فَلَا يَرۡبُواْ عِندَ ٱللَّهِۖ وَمَآ ءَاتَيۡتُم مِّن زَكَوٰةٖ تُرِيدُونَ وَجۡهَ ٱللَّهِ فَأُوْلَـٰٓئِكَ هُمُ ٱلۡمُضۡعِفُونَ
Oo wax kastoo aad bixisaan oo ribo ah, si ay ugu ziyaaddo maalka dadka6, kuma ziyaaddo Allaah agtiis; oo wax kastoo aad bixisaan sako7 ah idinkoo doonaya Wejiga Ilaahay, waa kuwani kuwa heli doona ajar labo laab ah