Surah As-Sajda Verse 10 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah As-Sajdaوَقَالُوٓاْ أَءِذَا ضَلَلۡنَا فِي ٱلۡأَرۡضِ أَءِنَّا لَفِي خَلۡقٖ جَدِيدِۭۚ بَلۡ هُم بِلِقَآءِ رَبِّهِمۡ كَٰفِرُونَ
Oo waxay yidhahdaan: Ma marka aan (dhiminno oo noqonno) kuwa ku baabba’a dhulka, miyaa haddaba dhab ahaan noqon doonnaa abuur cusub? Mayee’ waxayan rumeysneyn la Kulanka Rabbigood