Surah As-Sajda Verse 20 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah As-Sajdaوَأَمَّا ٱلَّذِينَ فَسَقُواْ فَمَأۡوَىٰهُمُ ٱلنَّارُۖ كُلَّمَآ أَرَادُوٓاْ أَن يَخۡرُجُواْ مِنۡهَآ أُعِيدُواْ فِيهَا وَقِيلَ لَهُمۡ ذُوقُواْ عَذَابَ ٱلنَّارِ ٱلَّذِي كُنتُم بِهِۦ تُكَذِّبُونَ
Ma kuwase caasiyooba, hoygoodu waa Naarta, markastoo ay doonaanba inay ka soo baxaan waa lagu celin doonaa oo waxaa lagu odhan: Dhadhamiya cadaabta Naarta aad beenin jirteen