Surah As-Sajda Verse 27 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah As-Sajdaأَوَلَمۡ يَرَوۡاْ أَنَّا نَسُوقُ ٱلۡمَآءَ إِلَى ٱلۡأَرۡضِ ٱلۡجُرُزِ فَنُخۡرِجُ بِهِۦ زَرۡعٗا تَأۡكُلُ مِنۡهُ أَنۡعَٰمُهُمۡ وَأَنفُسُهُمۡۚ أَفَلَا يُبۡصِرُونَ
Oo miyaanay arkayn inaanu u soo kaxeyno biyaha dhul diir ah aan dhir laheyn, oo aan ka soo saarno sarac ay wax ka cunaan xoolahooda iyo iyaga nafahoodaba? Ee miyaanay haddaba wax arkeyn