Surah As-Sajda Verse 4 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah As-Sajdaٱللَّهُ ٱلَّذِي خَلَقَ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضَ وَمَا بَيۡنَهُمَا فِي سِتَّةِ أَيَّامٖ ثُمَّ ٱسۡتَوَىٰ عَلَى ٱلۡعَرۡشِۖ مَا لَكُم مِّن دُونِهِۦ مِن وَلِيّٖ وَلَا شَفِيعٍۚ أَفَلَا تَتَذَكَّرُونَ
Allaah waa Kan ku abuuray samooyinka iyo arlada iyo waxa u dhexeeya oo dhan lix Maalmood, markaas Wuxuu dul ahaaday Carshiga2. Ma lihidin Isaga sokadi wax gacal ah ama Shafeece. Ee miyeydun haddaba waansameyn