Surah Al-Ahzab Verse 13 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabوَإِذۡ قَالَت طَّآئِفَةٞ مِّنۡهُمۡ يَـٰٓأَهۡلَ يَثۡرِبَ لَا مُقَامَ لَكُمۡ فَٱرۡجِعُواْۚ وَيَسۡتَـٔۡذِنُ فَرِيقٞ مِّنۡهُمُ ٱلنَّبِيَّ يَقُولُونَ إِنَّ بُيُوتَنَا عَوۡرَةٞ وَمَا هِيَ بِعَوۡرَةٍۖ إِن يُرِيدُونَ إِلَّا فِرَارٗا
Oo waa tii koox idinka mid ahina tidhi, Reer Yathribow9! Hlakaan joogitaan idiin ma leh ee noqda. Oo koox kalena oo ka mid ah idan weydiisteen Nabiga iyagoo leh: Hubaal guryahayagu waa baylah, oo ma ahayn baylah, ee waxay rabeen oo keliya inay baxsadaan