Surah Al-Ahzab Verse 17 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabقُلۡ مَن ذَا ٱلَّذِي يَعۡصِمُكُم مِّنَ ٱللَّهِ إِنۡ أَرَادَ بِكُمۡ سُوٓءًا أَوۡ أَرَادَ بِكُمۡ رَحۡمَةٗۚ وَلَا يَجِدُونَ لَهُم مِّن دُونِ ٱللَّهِ وَلِيّٗا وَلَا نَصِيرٗا
Dheh: Waa kuma kan idinka celin kara Allaah haddii uu idinla maago dhibaato ama idinla maago naxariis10? Oo uma heli doonaan nafahooda Allaah sokadi wax gacal iyo gargaare ah midna