Surah Al-Ahzab Verse 20 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabيَحۡسَبُونَ ٱلۡأَحۡزَابَ لَمۡ يَذۡهَبُواْۖ وَإِن يَأۡتِ ٱلۡأَحۡزَابُ يَوَدُّواْ لَوۡ أَنَّهُم بَادُونَ فِي ٱلۡأَعۡرَابِ يَسۡـَٔلُونَ عَنۡ أَنۢبَآئِكُمۡۖ وَلَوۡ كَانُواْ فِيكُم مَّا قَٰتَلُوٓاْ إِلَّا قَلِيلٗا
Waxay moodaan Axsaabtu inayan tegin15, oo haddii ay axzaabtu imanayaan (mar kale)16, waxay jeclaan lahaayeen in baadiyaha ay la jiraan Carabta reer miyiga ah oo halkaas ka weydiinayaan wararkiinna; oo haddii ay idin dhex joogi lahaayeen ma ay dagaal galeen in yar ma’ahee