Surah Al-Ahzab Verse 34 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabوَٱذۡكُرۡنَ مَا يُتۡلَىٰ فِي بُيُوتِكُنَّ مِنۡ ءَايَٰتِ ٱللَّهِ وَٱلۡحِكۡمَةِۚ إِنَّ ٱللَّهَ كَانَ لَطِيفًا خَبِيرًا
Oo dhaqan gasha waxa lagu akhriyo guryihiinna oo Aayadaha Ilaahay ah iyo Xikmadda; Hubaal Allaah waa Ogsoonaha wax kastoo jira guntooda si kastaba ha u yaraadeene oo daryeela, wax walba ka War haya