Surah Al-Ahzab Verse 43 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabهُوَ ٱلَّذِي يُصَلِّي عَلَيۡكُمۡ وَمَلَـٰٓئِكَتُهُۥ لِيُخۡرِجَكُم مِّنَ ٱلظُّلُمَٰتِ إِلَى ٱلنُّورِۚ وَكَانَ بِٱلۡمُؤۡمِنِينَ رَحِيمٗا
Waa isaga (Alle) Kan soo dira Bara- kooyinkiisa korkiinna32, oo malaa’igtiisu sidoo kale (bay Allaah idiinka baryaan), si uu idinkaga saaro mugdiyada xagga nuurka, oo Isagu waa u Naxariis Badan yahay mu’miniinta