Surah Al-Ahzab Verse 59 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabيَـٰٓأَيُّهَا ٱلنَّبِيُّ قُل لِّأَزۡوَٰجِكَ وَبَنَاتِكَ وَنِسَآءِ ٱلۡمُؤۡمِنِينَ يُدۡنِينَ عَلَيۡهِنَّ مِن جَلَٰبِيبِهِنَّۚ ذَٰلِكَ أَدۡنَىٰٓ أَن يُعۡرَفۡنَ فَلَا يُؤۡذَيۡنَۗ وَكَانَ ٱللَّهُ غَفُورٗا رَّحِيمٗا
Nabiyow! U sheeg (oo amar) xaasas- kaaga iyo gabdhahaaga iyo haweenka mu’miniinta; inay ku hagoogaan jirarkooda (qayb) ka mid ah gambada iyo garbasaaradooda. (arrin) kani baa roon oo wanaagsan, si loogu aqoonsado, oo sidaas darteed aan loo faduulin. Oo Allaah waa Dambi Dhaaf Badane, Naxariis Badan