Surah Al-Ahzab Verse 69 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabيَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ لَا تَكُونُواْ كَٱلَّذِينَ ءَاذَوۡاْ مُوسَىٰ فَبَرَّأَهُ ٱللَّهُ مِمَّا قَالُواْۚ وَكَانَ عِندَ ٱللَّهِ وَجِيهٗا
Kuwiinaan idinku (Xaqa) rumeysanow! Ha noqonnina sida kuwii hadal xun ka sheegay Muuse, oo Allaah ka eed tiray waxa ay ku sheegeen, oo wuxuu ahaa Allaah agtiis mid sharaf ku leh