Surah Al-Ahzab Verse 72 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabإِنَّا عَرَضۡنَا ٱلۡأَمَانَةَ عَلَى ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلۡأَرۡضِ وَٱلۡجِبَالِ فَأَبَيۡنَ أَن يَحۡمِلۡنَهَا وَأَشۡفَقۡنَ مِنۡهَا وَحَمَلَهَا ٱلۡإِنسَٰنُۖ إِنَّهُۥ كَانَ ظَلُومٗا جَهُولٗا
Hubaal Waxaan Annagu u soo bandhignay Amaanada41 samooyinka iyo arlada iyo buuraha, wayse diideen inay noqdaan kuwo ka soo bixi waaya xilka ka saaran xaggeeda oo ka baqeen (Culeyska amaanada). Waxaase qaadaay oo ku xil darrooday Aadmiga42. hubaal Waa gardarro badane, jahli badan