Surah Al-Ahzab Verse 9 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Al-Ahzabيَـٰٓأَيُّهَا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ ٱذۡكُرُواْ نِعۡمَةَ ٱللَّهِ عَلَيۡكُمۡ إِذۡ جَآءَتۡكُمۡ جُنُودٞ فَأَرۡسَلۡنَا عَلَيۡهِمۡ رِيحٗا وَجُنُودٗا لَّمۡ تَرَوۡهَاۚ وَكَانَ ٱللَّهُ بِمَا تَعۡمَلُونَ بَصِيرًا
Kuwiinaan idinku (Xaqa) rumeysanow! Xusuusta Nicmadda Ilaahay idiin galay markay idin yimaadeen ciidammo8, markaas aan ku dirnay dabayl xoog badan iyo ciidammo aydaan arag, oo Allaah waa uu Arkaa waxa aad fashaan