Surah Az-Zumar Verse 17 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarوَٱلَّذِينَ ٱجۡتَنَبُواْ ٱلطَّـٰغُوتَ أَن يَعۡبُدُوهَا وَأَنَابُوٓاْ إِلَى ٱللَّهِ لَهُمُ ٱلۡبُشۡرَىٰۚ فَبَشِّرۡ عِبَادِ
Oo (ma xagga) kuwa ka fogaada inay caabudaan Shaydaan (iyo wax kastoo la caabudo Alle sokadi) oo u laabta Allaah4, waxay heli doonaan war san ay ku farxaan; ee sii war san ee farxad leh addoomahayga