Surah Az-Zumar Verse 20 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarلَٰكِنِ ٱلَّذِينَ ٱتَّقَوۡاْ رَبَّهُمۡ لَهُمۡ غُرَفٞ مِّن فَوۡقِهَا غُرَفٞ مَّبۡنِيَّةٞ تَجۡرِي مِن تَحۡتِهَا ٱلۡأَنۡهَٰرُۖ وَعۡدَ ٱللَّهِ لَا يُخۡلِفُ ٱللَّهُ ٱلۡمِيعَادَ
Laakiinse (ma xagga) kuwa dhowra (xilka uu saaray) Rabbigood waxay mudan doonaan dabaqyo sare ay ka korreeyaan dabaqyo kale loo dhisay (iyaga), oo ay webiyadu hoos qulqulaan; (Kani waa) Ballan Ilaahay, Allaah kama baxo Ballankiisa