Surah Az-Zumar Verse 36 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarأَلَيۡسَ ٱللَّهُ بِكَافٍ عَبۡدَهُۥۖ وَيُخَوِّفُونَكَ بِٱلَّذِينَ مِن دُونِهِۦۚ وَمَن يُضۡلِلِ ٱللَّهُ فَمَا لَهُۥ مِنۡ هَادٖ
Mawuusan Allaah ahayn mid ku Filan addoonkiisa? Oo waxay doonaan inay kugu cabsi geliyaan kuwa ay barbar dhigaan. Oo mid kastoo uu Allaah lumiyo, ma uu laha wax hanuuniya