Surah Az-Zumar Verse 41 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarإِنَّآ أَنزَلۡنَا عَلَيۡكَ ٱلۡكِتَٰبَ لِلنَّاسِ بِٱلۡحَقِّۖ فَمَنِ ٱهۡتَدَىٰ فَلِنَفۡسِهِۦۖ وَمَن ضَلَّ فَإِنَّمَا يَضِلُّ عَلَيۡهَاۖ وَمَآ أَنتَ عَلَيۡهِم بِوَكِيلٍ
Hubaal Waxaan Annagu kuugu soo waxyoonnay Kitaabka dadka darti si Xaq ah. Ee mid kastoo raacaa dhabbaha toosan waxay dan u tahay naftiisa, oo mid kastoo lumaa waxay uun ka go’an tahay korkiisa, oo adigu ma tihid mid xil kaa saaran yahay