Surah Az-Zumar Verse 47 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumarوَلَوۡ أَنَّ لِلَّذِينَ ظَلَمُواْ مَا فِي ٱلۡأَرۡضِ جَمِيعٗا وَمِثۡلَهُۥ مَعَهُۥ لَٱفۡتَدَوۡاْ بِهِۦ مِن سُوٓءِ ٱلۡعَذَابِ يَوۡمَ ٱلۡقِيَٰمَةِۚ وَبَدَا لَهُم مِّنَ ٱللَّهِ مَا لَمۡ يَكُونُواْ يَحۡتَسِبُونَ
Oo haddii kuwaa ah gar ma qaatayaasha ay lahaan lahaayeen waxa yaal dhulka oo dhan iyo wax le’eg oo wehliya waxay dhab ahaan u bixin lahaayeen isfurasho ahaan (si looga badbaadiyo) xumaanta cadaabta Maalinta Qiyaamaha; oo waxaa uga muuqan doona xagga Ilaahay wax aysan marnaba malaysan