Surah Az-Zumar Verse 53 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah Az-Zumar۞قُلۡ يَٰعِبَادِيَ ٱلَّذِينَ أَسۡرَفُواْ عَلَىٰٓ أَنفُسِهِمۡ لَا تَقۡنَطُواْ مِن رَّحۡمَةِ ٱللَّهِۚ إِنَّ ٱللَّهَ يَغۡفِرُ ٱلذُّنُوبَ جَمِيعًاۚ إِنَّهُۥ هُوَ ٱلۡغَفُورُ ٱلرَّحِيمُ
Dheh: Addoomahaygow! kuwa ku xad-gudbay nafahooda, ha ka quusannina marnaba Naxariista Ilaahay; hubaal Allaah waa uu dhaafaa dambiyada oo dhan11. Hubaal waa Isaga Dambi Dhaaf Badanaha, Naxariista Badan