Surah An-Nisa Verse 100 - Somali Translation by Abdullah Hasan Jacob
Surah An-Nisa۞وَمَن يُهَاجِرۡ فِي سَبِيلِ ٱللَّهِ يَجِدۡ فِي ٱلۡأَرۡضِ مُرَٰغَمٗا كَثِيرٗا وَسَعَةٗۚ وَمَن يَخۡرُجۡ مِنۢ بَيۡتِهِۦ مُهَاجِرًا إِلَى ٱللَّهِ وَرَسُولِهِۦ ثُمَّ يُدۡرِكۡهُ ٱلۡمَوۡتُ فَقَدۡ وَقَعَ أَجۡرُهُۥ عَلَى ٱللَّهِۗ وَكَانَ ٱللَّهُ غَفُورٗا رَّحِيمٗا
Oo qofkii u soo haajira Ilaahay Darti, wuxuu ka heli doonaa dhulka meelo badan oo magan gal leh iyo risiq waasic ah. Oo qofkii ka soo baxaa gurigiisa isagoo u ah muhaajir xagga Ilaahay iyo Rasuulkiisa oo markaas mowdku helo, wuxuu xaqiiq ajarkiisu saaran yahay Allaah. oo Allaah waa Dambi Dhaaf badane, Naxariis Badan